0:00:00.964,0:00:02.404 11-jir markaan ahaay, 0:00:02.404,0:00:06.966 Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray. 0:00:06.966,0:00:09.437 aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC-da 0:00:09.437,0:00:13.611 raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay. 0:00:13.611,0:00:16.487 Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas, 0:00:16.487,0:00:20.458 maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen. 0:00:20.458,0:00:25.343 " Taalibaaniintii weey baxeen!" ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay. 0:00:25.343,0:00:27.931 ma'aanan ogeyn wuxuu ula jeedo, 0:00:27.931,0:00:33.117 laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa. 0:00:33.117,0:00:41.628 "Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah ", Ayuu yiri. 0:00:41.628,0:00:46.797 Subax aanan weligeey hilmaami doonin. 0:00:46.797,0:00:51.965 Iskuul dhab ah. 0:00:51.965,0:00:55.073 Sida aad u jeedid, waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan 0:00:55.073,0:00:58.596 misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado. 0:00:58.596,0:01:01.704 Shanti sano ee soo socotay, waxaan ulabisan jiray sida wiil 0:01:01.704,0:01:04.215 si aan u ilaaliyo walaashey, oo markaas loo ogoleen 0:01:04.215,0:01:09.629 ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul. 0:01:09.629,0:01:14.254 waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno. 0:01:14.254,0:01:17.488 waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan 0:01:17.488,0:01:21.511 si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono 0:01:21.511,0:01:23.705 Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega 0:01:23.705,0:01:29.841 si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay. 0:01:29.841,0:01:32.217 Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri, 0:01:32.217,0:01:37.880 In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar. 0:01:37.880,0:01:43.730 waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay. 0:01:43.730,0:01:46.251 Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen-- 0:01:46.251,0:01:50.605 macalimiinta, ardayda iyo waalidiinteenaba. 0:01:50.605,0:01:52.978 waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka 0:01:52.978,0:01:56.894 ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray. 0:01:56.894,0:01:59.674 Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin. 0:01:59.674,0:02:02.706 Miyaan nala beegsan jiray? 0:02:02.706,0:02:06.238 Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay? 0:02:06.238,0:02:08.896 Aaad ayaan u baqan jirnay, 0:02:08.896,0:02:15.822 laakin weli, Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno. 0:02:15.822,0:02:19.562 aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys 0:02:19.562,0:02:25.809 halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo. 0:02:25.809,0:02:30.960 Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh . 0:02:30.960,0:02:34.439 Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan 0:02:34.439,0:02:37.935 wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa, oo ah hooyadey, 0:02:37.935,0:02:44.348 ay aado iskuul, misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay. 0:02:44.348,0:02:47.858 Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay. 0:02:47.858,0:02:50.884 Waa tanaa. 0:02:50.884,0:02:53.551 Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay, si ay gurigeena ugu badasho 0:02:53.551,0:02:58.929 Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay. 0:02:58.929,0:03:03.317 Abaahey --- waa kaa-- 0:03:03.317,0:03:10.218 Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto. 0:03:10.218,0:03:12.327 Marnaba su'aal kama taagneen in caruurtiisa 0:03:12.327,0:03:17.416 ay wax baran doonaan, taas oo ay kujiraan gabdhiisa, 0:03:17.416,0:03:21.836 Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen. 0:03:21.836,0:03:30.182 Asiga ahaan, majirin halis ka daran aqoon la'aanta caruutiisa. 0:03:30.182,0:03:33.310 Waxaan xasuustaa, xilayadii Taalibaaniyiinta 0:03:33.310,0:03:38.403 in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad-jebi jiray 0:03:38.403,0:03:42.355 misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin. 0:03:42.355,0:03:45.409 Waxaan rabay inaan iska dhaafo, 0:03:45.409,0:03:48.545 laakin aabahey, 0:03:48.545,0:03:51.054 wuxuu igu oran jiray, 0:03:51.054,0:03:53.159 Maqal, gabadheey-diyeey, 0:03:53.159,0:03:56.475 wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan. 0:03:56.475,0:04:00.680 Lacagtaada waa lagaa xadi karaa. Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa. 0:04:00.680,0:04:03.461 Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo 0:04:03.461,0:04:06.769 waa waxa halkani ku jiro, 0:04:06.769,0:04:11.685 xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino, 0:04:11.685,0:04:14.906 waan ku sameen doona. 0:04:14.906,0:04:19.988 Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha-daada?" 0:04:19.988,0:04:23.116 Maanta waxaan ahay 22-jir. 0:04:23.116,0:04:25.886 waxaan kusoo koray wadan aad u bur-buriyay 0:04:25.886,0:04:29.056 dagaalo socday qarniyo. 0:04:29.056,0:04:34.197 In kayar 6% dumar da'deyda ah ayaa ilaa dugsi-ga sare dhaafay, 0:04:34.197,0:04:36.662 hadey familkeeyga dhanka waxbarasha-dayda ay marnaba ku dadaali laheen, 0:04:36.662,0:04:39.266 Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa. 0:04:39.266,0:04:44.581 Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury. 0:04:44.581,0:04:54.594 (Sacbis) 0:04:54.594,0:04:57.542 Goortii aan ku laabtay Afgaanistan, awoowahey, 0:04:57.542,0:05:02.121 Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed, 0:05:02.121,0:05:05.615 ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay. 0:05:05.615,0:05:08.245 Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda, 0:05:08.245,0:05:10.454 laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay, 0:05:10.454,0:05:12.176 misna aan ahay dumar tii ugu horeso 0:05:12.176,0:05:15.678 ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul. 0:05:15.678,0:05:21.040 (Sacbis) 0:05:21.040,0:05:23.689 Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin. 0:05:23.689,0:05:28.639 Heer sare ayaan ku riyoda, lakin famil-keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan 0:05:28.639,0:05:33.106 Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10, 0:05:33.106,0:05:35.870 Olole caalami ah oo dumarka waxbaro. 0:05:35.870,0:05:38.449 Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA, 0:05:38.449,0:05:40.916 Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay 0:05:40.916,0:05:42.645 oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan, 0:05:42.645,0:05:48.282 wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan. 0:05:48.282,0:05:52.047 Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga 0:05:52.047,0:05:57.675 kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis. 0:05:57.675,0:06:00.602 Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda 0:06:00.602,0:06:05.180 kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo, 0:06:05.180,0:06:14.112 inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda. 0:06:14.112,0:06:16.818 Sida Ahmed. Ma ahin magaciisa rasmiga, 0:06:16.818,0:06:19.446 mana idin tusi karo wejigiisa, 0:06:19.446,0:06:23.091 Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga. 0:06:23.091,0:06:26.927 Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa 0:06:26.927,0:06:30.261 waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA, 0:06:30.261,0:06:36.754 waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan 0:06:36.754,0:06:41.536 bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda. 0:06:41.536,0:06:44.939 Markuu guriga soo gaaray, ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka, 0:06:44.939,0:06:47.634 cod u digayo 0:06:47.634,0:06:51.029 haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka, 0:06:51.029,0:06:53.806 ineey isku dayayaan qaraxa mar kale 0:06:53.806,0:06:57.708 "Hada idila hadaad rabtaan," ayuu dhahay, 0:06:57.708,0:07:01.602 "Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo 0:07:01.602,0:07:06.434 waayo waxaad wadataan feker qaliban ." 0:07:06.434,0:07:08.803 Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday, 0:07:08.803,0:07:12.323 misna ah mid ay wadamada Galbeed-ka ay ka tageen, 0:07:12.323,0:07:15.546 aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo 0:07:15.546,0:07:22.909 aabe og qiimaha gabadhiisa 0:07:22.909,0:07:27.536 misna arka inay guusheeda tahay guushiisa. 0:07:27.536,0:07:31.474 macnaha mahin inay hooyo-yinkeena aheen furaha guusheena. 0:07:31.474,0:07:36.010 Xaqiiqdi, waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara 0:07:36.010,0:07:39.350 mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan, 0:07:39.350,0:07:42.761 laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan, 0:07:42.761,0:07:46.181 waxa qasban inaan helno taagerida raga. 0:07:46.181,0:07:49.731 Sharciga Taliban, gabdhaha aaday Iskuulka 0:07:49.731,0:07:51.523 kuwaaso gaarayo boqoleeyo-- 0:07:51.523,0:07:53.861 xasuuso, waxay aheyd sharci la'aan. 0:07:53.861,0:07:59.353 Laakin maanta, gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan. 0:07:59.353,0:08:06.600 (Sacbis) 0:08:06.600,0:08:12.751 Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America. 0:08:12.751,0:08:17.723 waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal. 0:08:17.723,0:08:20.773 Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo 0:08:20.773,0:08:25.265 hore markii ciidamada U.S-ka laga soo bixiyo. 0:08:25.265,0:08:28.918 Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan, 0:08:28.918,0:08:33.703 oo aan arday ku arko iskuulkayga 0:08:33.703,0:08:36.343 iyo waalidiintooda ku taaageerayo, 0:08:36.343,0:08:40.810 misna ku dhiira gelinayo, waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo 0:08:40.810,0:08:44.110 iyo isbadal weligiisa socdo. 0:08:44.110,0:08:52.577 Ani ahaan, Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura-gal badan leh, 0:08:52.577,0:08:55.989 misna maalin walbo 0:08:55.989,0:08:59.397 gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo. 0:08:59.397,0:09:02.604 Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale. 0:09:02.604,0:09:04.315 Mahadsanidiin. 0:09:04.315,0:09:15.192 (Sacbis)