1 00:00:00,964 --> 00:00:02,404 11-jir markaan ahaay, 2 00:00:02,404 --> 00:00:06,966 Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray. 3 00:00:06,966 --> 00:00:09,437 aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC-da 4 00:00:09,437 --> 00:00:13,611 raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay. 5 00:00:13,611 --> 00:00:16,487 Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas, 6 00:00:16,487 --> 00:00:20,458 maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen. 7 00:00:20,458 --> 00:00:25,343 " Taalibaaniintii weey baxeen!" ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay. 8 00:00:25,343 --> 00:00:27,931 ma'aanan ogeyn wuxuu ula jeedo, 9 00:00:27,931 --> 00:00:33,117 laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa. 10 00:00:33,117 --> 00:00:41,628 "Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah ", Ayuu yiri. 11 00:00:41,628 --> 00:00:46,797 Subax aanan weligeey hilmaami doonin. 12 00:00:46,797 --> 00:00:51,965 Iskuul dhab ah. 13 00:00:51,965 --> 00:00:55,073 Sida aad u jeedid, waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan 14 00:00:55,073 --> 00:00:58,596 misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado. 15 00:00:58,596 --> 00:01:01,704 Shanti sano ee soo socotay, waxaan ulabisan jiray sida wiil 16 00:01:01,704 --> 00:01:04,215 si aan u ilaaliyo walaashey, oo markaas loo ogoleen 17 00:01:04,215 --> 00:01:09,629 ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul. 18 00:01:09,629 --> 00:01:14,254 waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno. 19 00:01:14,254 --> 00:01:17,488 waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan 20 00:01:17,488 --> 00:01:21,511 si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono 21 00:01:21,511 --> 00:01:23,705 Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega 22 00:01:23,705 --> 00:01:29,841 si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay. 23 00:01:29,841 --> 00:01:32,217 Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri, 24 00:01:32,217 --> 00:01:37,880 In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar. 25 00:01:37,880 --> 00:01:43,730 waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay. 26 00:01:43,730 --> 00:01:46,251 Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen-- 27 00:01:46,251 --> 00:01:50,605 macalimiinta, ardayda iyo waalidiinteenaba. 28 00:01:50,605 --> 00:01:52,978 waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka 29 00:01:52,978 --> 00:01:56,894 ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray. 30 00:01:56,894 --> 00:01:59,674 Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin. 31 00:01:59,674 --> 00:02:02,706 Miyaan nala beegsan jiray? 32 00:02:02,706 --> 00:02:06,238 Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay? 33 00:02:06,238 --> 00:02:08,896 Aaad ayaan u baqan jirnay, 34 00:02:08,896 --> 00:02:15,822 laakin weli, Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno. 35 00:02:15,822 --> 00:02:19,562 aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys 36 00:02:19,562 --> 00:02:25,809 halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo. 37 00:02:25,809 --> 00:02:30,960 Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh . 38 00:02:30,960 --> 00:02:34,439 Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan 39 00:02:34,439 --> 00:02:37,935 wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa, oo ah hooyadey, 40 00:02:37,935 --> 00:02:44,348 ay aado iskuul, misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay. 41 00:02:44,348 --> 00:02:47,858 Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay. 42 00:02:47,858 --> 00:02:50,884 Waa tanaa. 43 00:02:50,884 --> 00:02:53,551 Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay, si ay gurigeena ugu badasho 44 00:02:53,551 --> 00:02:58,929 Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay. 45 00:02:58,929 --> 00:03:03,317 Abaahey --- waa kaa-- 46 00:03:03,317 --> 00:03:10,218 Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto. 47 00:03:10,218 --> 00:03:12,327 Marnaba su'aal kama taagneen in caruurtiisa 48 00:03:12,327 --> 00:03:17,416 ay wax baran doonaan, taas oo ay kujiraan gabdhiisa, 49 00:03:17,416 --> 00:03:21,836 Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen. 50 00:03:21,836 --> 00:03:30,182 Asiga ahaan, majirin halis ka daran aqoon la'aanta caruutiisa. 51 00:03:30,182 --> 00:03:33,310 Waxaan xasuustaa, xilayadii Taalibaaniyiinta 52 00:03:33,310 --> 00:03:38,403 in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad-jebi jiray 53 00:03:38,403 --> 00:03:42,355 misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin. 54 00:03:42,355 --> 00:03:45,409 Waxaan rabay inaan iska dhaafo, 55 00:03:45,409 --> 00:03:48,545 laakin aabahey, 56 00:03:48,545 --> 00:03:51,054 wuxuu igu oran jiray, 57 00:03:51,054 --> 00:03:53,159 Maqal, gabadheey-diyeey, 58 00:03:53,159 --> 00:03:56,475 wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan. 59 00:03:56,475 --> 00:04:00,680 Lacagtaada waa lagaa xadi karaa. Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa. 60 00:04:00,680 --> 00:04:03,461 Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo 61 00:04:03,461 --> 00:04:06,769 waa waxa halkani ku jiro, 62 00:04:06,769 --> 00:04:11,685 xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino, 63 00:04:11,685 --> 00:04:14,906 waan ku sameen doona. 64 00:04:14,906 --> 00:04:19,988 Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha-daada?" 65 00:04:19,988 --> 00:04:23,116 Maanta waxaan ahay 22-jir. 66 00:04:23,116 --> 00:04:25,886 waxaan kusoo koray wadan aad u bur-buriyay 67 00:04:25,886 --> 00:04:29,056 dagaalo socday qarniyo. 68 00:04:29,056 --> 00:04:34,197 In kayar 6% dumar da'deyda ah ayaa ilaa dugsi-ga sare dhaafay, 69 00:04:34,197 --> 00:04:36,662 hadey familkeeyga dhanka waxbarasha-dayda ay marnaba ku dadaali laheen, 70 00:04:36,662 --> 00:04:39,266 Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa. 71 00:04:39,266 --> 00:04:44,581 Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury. 72 00:04:44,581 --> 00:04:54,594 (Sacbis) 73 00:04:54,594 --> 00:04:57,542 Goortii aan ku laabtay Afgaanistan, awoowahey, 74 00:04:57,542 --> 00:05:02,121 Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed, 75 00:05:02,121 --> 00:05:05,615 ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay. 76 00:05:05,615 --> 00:05:08,245 Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda, 77 00:05:08,245 --> 00:05:10,454 laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay, 78 00:05:10,454 --> 00:05:12,176 misna aan ahay dumar tii ugu horeso 79 00:05:12,176 --> 00:05:15,678 ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul. 80 00:05:15,678 --> 00:05:21,040 (Sacbis) 81 00:05:21,040 --> 00:05:23,689 Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin. 82 00:05:23,689 --> 00:05:28,639 Heer sare ayaan ku riyoda, lakin famil-keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan 83 00:05:28,639 --> 00:05:33,106 Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10, 84 00:05:33,106 --> 00:05:35,870 Olole caalami ah oo dumarka waxbaro. 85 00:05:35,870 --> 00:05:38,449 Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA, 86 00:05:38,449 --> 00:05:40,916 Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay 87 00:05:40,916 --> 00:05:42,645 oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan, 88 00:05:42,645 --> 00:05:48,282 wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan. 89 00:05:48,282 --> 00:05:52,047 Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga 90 00:05:52,047 --> 00:05:57,675 kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis. 91 00:05:57,675 --> 00:06:00,602 Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda 92 00:06:00,602 --> 00:06:05,180 kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo, 93 00:06:05,180 --> 00:06:14,112 inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda. 94 00:06:14,112 --> 00:06:16,818 Sida Ahmed. Ma ahin magaciisa rasmiga, 95 00:06:16,818 --> 00:06:19,446 mana idin tusi karo wejigiisa, 96 00:06:19,446 --> 00:06:23,091 Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga. 97 00:06:23,091 --> 00:06:26,927 Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa 98 00:06:26,927 --> 00:06:30,261 waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA, 99 00:06:30,261 --> 00:06:36,754 waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan 100 00:06:36,754 --> 00:06:41,536 bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda. 101 00:06:41,536 --> 00:06:44,939 Markuu guriga soo gaaray, ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka, 102 00:06:44,939 --> 00:06:47,634 cod u digayo 103 00:06:47,634 --> 00:06:51,029 haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka, 104 00:06:51,029 --> 00:06:53,806 ineey isku dayayaan qaraxa mar kale 105 00:06:53,806 --> 00:06:57,708 "Hada idila hadaad rabtaan," ayuu dhahay, 106 00:06:57,708 --> 00:07:01,602 "Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo 107 00:07:01,602 --> 00:07:06,434 waayo waxaad wadataan feker qaliban ." 108 00:07:06,434 --> 00:07:08,803 Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday, 109 00:07:08,803 --> 00:07:12,323 misna ah mid ay wadamada Galbeed-ka ay ka tageen, 110 00:07:12,323 --> 00:07:15,546 aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo 111 00:07:15,546 --> 00:07:22,909 aabe og qiimaha gabadhiisa 112 00:07:22,909 --> 00:07:27,536 misna arka inay guusheeda tahay guushiisa. 113 00:07:27,536 --> 00:07:31,474 macnaha mahin inay hooyo-yinkeena aheen furaha guusheena. 114 00:07:31,474 --> 00:07:36,010 Xaqiiqdi, waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara 115 00:07:36,010 --> 00:07:39,350 mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan, 116 00:07:39,350 --> 00:07:42,761 laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan, 117 00:07:42,761 --> 00:07:46,181 waxa qasban inaan helno taagerida raga. 118 00:07:46,181 --> 00:07:49,731 Sharciga Taliban, gabdhaha aaday Iskuulka 119 00:07:49,731 --> 00:07:51,523 kuwaaso gaarayo boqoleeyo-- 120 00:07:51,523 --> 00:07:53,861 xasuuso, waxay aheyd sharci la'aan. 121 00:07:53,861 --> 00:07:59,353 Laakin maanta, gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan. 122 00:07:59,353 --> 00:08:06,600 (Sacbis) 123 00:08:06,600 --> 00:08:12,751 Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America. 124 00:08:12,751 --> 00:08:17,723 waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal. 125 00:08:17,723 --> 00:08:20,773 Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo 126 00:08:20,773 --> 00:08:25,265 hore markii ciidamada U.S-ka laga soo bixiyo. 127 00:08:25,265 --> 00:08:28,918 Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan, 128 00:08:28,918 --> 00:08:33,703 oo aan arday ku arko iskuulkayga 129 00:08:33,703 --> 00:08:36,343 iyo waalidiintooda ku taaageerayo, 130 00:08:36,343 --> 00:08:40,810 misna ku dhiira gelinayo, waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo 131 00:08:40,810 --> 00:08:44,110 iyo isbadal weligiisa socdo. 132 00:08:44,110 --> 00:08:52,577 Ani ahaan, Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura-gal badan leh, 133 00:08:52,577 --> 00:08:55,989 misna maalin walbo 134 00:08:55,989 --> 00:08:59,397 gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo. 135 00:08:59,397 --> 00:09:02,604 Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale. 136 00:09:02,604 --> 00:09:04,315 Mahadsanidiin. 137 00:09:04,315 --> 00:09:15,192 (Sacbis)