[Script Info] Title: [Events] Format: Layer, Start, End, Style, Name, MarginL, MarginR, MarginV, Effect, Text Dialogue: 0,0:00:00.96,0:00:02.40,Default,,0000,0000,0000,,11-jir markaan ahaay, Dialogue: 0,0:00:02.40,0:00:06.97,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray. Dialogue: 0,0:00:06.97,0:00:09.44,Default,,0000,0000,0000,,aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC-da Dialogue: 0,0:00:09.44,0:00:13.61,Default,,0000,0000,0000,,raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay. Dialogue: 0,0:00:13.61,0:00:16.49,Default,,0000,0000,0000,,Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas, Dialogue: 0,0:00:16.49,0:00:20.46,Default,,0000,0000,0000,,maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen. Dialogue: 0,0:00:20.46,0:00:25.34,Default,,0000,0000,0000,," Taalibaaniintii weey baxeen!" ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay. Dialogue: 0,0:00:25.34,0:00:27.93,Default,,0000,0000,0000,,ma'aanan ogeyn wuxuu ula jeedo, Dialogue: 0,0:00:27.93,0:00:33.12,Default,,0000,0000,0000,,laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa. Dialogue: 0,0:00:33.12,0:00:41.63,Default,,0000,0000,0000,,"Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah ", Ayuu yiri. Dialogue: 0,0:00:41.63,0:00:46.80,Default,,0000,0000,0000,,Subax aanan weligeey hilmaami doonin. Dialogue: 0,0:00:46.80,0:00:51.96,Default,,0000,0000,0000,,Iskuul dhab ah. Dialogue: 0,0:00:51.96,0:00:55.07,Default,,0000,0000,0000,,Sida aad u jeedid, waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan Dialogue: 0,0:00:55.07,0:00:58.60,Default,,0000,0000,0000,,misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado. Dialogue: 0,0:00:58.60,0:01:01.70,Default,,0000,0000,0000,,Shanti sano ee soo socotay, waxaan ulabisan jiray sida wiil Dialogue: 0,0:01:01.70,0:01:04.22,Default,,0000,0000,0000,,si aan u ilaaliyo walaashey, oo markaas loo ogoleen Dialogue: 0,0:01:04.22,0:01:09.63,Default,,0000,0000,0000,,ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul. Dialogue: 0,0:01:09.63,0:01:14.25,Default,,0000,0000,0000,,waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno. Dialogue: 0,0:01:14.25,0:01:17.49,Default,,0000,0000,0000,,waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan Dialogue: 0,0:01:17.49,0:01:21.51,Default,,0000,0000,0000,,si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono Dialogue: 0,0:01:21.51,0:01:23.70,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega Dialogue: 0,0:01:23.70,0:01:29.84,Default,,0000,0000,0000,,si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay. Dialogue: 0,0:01:29.84,0:01:32.22,Default,,0000,0000,0000,,Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri, Dialogue: 0,0:01:32.22,0:01:37.88,Default,,0000,0000,0000,,In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar. Dialogue: 0,0:01:37.88,0:01:43.73,Default,,0000,0000,0000,,waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay. Dialogue: 0,0:01:43.73,0:01:46.25,Default,,0000,0000,0000,,Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen-- Dialogue: 0,0:01:46.25,0:01:50.60,Default,,0000,0000,0000,,macalimiinta, ardayda iyo waalidiinteenaba. Dialogue: 0,0:01:50.60,0:01:52.98,Default,,0000,0000,0000,,waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka Dialogue: 0,0:01:52.98,0:01:56.89,Default,,0000,0000,0000,,ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray. Dialogue: 0,0:01:56.89,0:01:59.67,Default,,0000,0000,0000,,Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin. Dialogue: 0,0:01:59.67,0:02:02.71,Default,,0000,0000,0000,,Miyaan nala beegsan jiray? Dialogue: 0,0:02:02.71,0:02:06.24,Default,,0000,0000,0000,,Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay? Dialogue: 0,0:02:06.24,0:02:08.90,Default,,0000,0000,0000,,Aaad ayaan u baqan jirnay, Dialogue: 0,0:02:08.90,0:02:15.82,Default,,0000,0000,0000,,laakin weli, Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno. Dialogue: 0,0:02:15.82,0:02:19.56,Default,,0000,0000,0000,,aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys Dialogue: 0,0:02:19.56,0:02:25.81,Default,,0000,0000,0000,,halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo. Dialogue: 0,0:02:25.81,0:02:30.96,Default,,0000,0000,0000,,Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh . Dialogue: 0,0:02:30.96,0:02:34.44,Default,,0000,0000,0000,,Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan Dialogue: 0,0:02:34.44,0:02:37.94,Default,,0000,0000,0000,,wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa, oo ah hooyadey, Dialogue: 0,0:02:37.94,0:02:44.35,Default,,0000,0000,0000,,ay aado iskuul, misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay. Dialogue: 0,0:02:44.35,0:02:47.86,Default,,0000,0000,0000,,Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay. Dialogue: 0,0:02:47.86,0:02:50.88,Default,,0000,0000,0000,,Waa tanaa. Dialogue: 0,0:02:50.88,0:02:53.55,Default,,0000,0000,0000,,Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay, si ay gurigeena ugu badasho Dialogue: 0,0:02:53.55,0:02:58.93,Default,,0000,0000,0000,,Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay. Dialogue: 0,0:02:58.93,0:03:03.32,Default,,0000,0000,0000,,Abaahey --- waa kaa-- Dialogue: 0,0:03:03.32,0:03:10.22,Default,,0000,0000,0000,,Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto. Dialogue: 0,0:03:10.22,0:03:12.33,Default,,0000,0000,0000,,Marnaba su'aal kama taagneen in caruurtiisa Dialogue: 0,0:03:12.33,0:03:17.42,Default,,0000,0000,0000,,ay wax baran doonaan, taas oo ay kujiraan gabdhiisa, Dialogue: 0,0:03:17.42,0:03:21.84,Default,,0000,0000,0000,,Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen. Dialogue: 0,0:03:21.84,0:03:30.18,Default,,0000,0000,0000,,Asiga ahaan, majirin halis ka daran aqoon la'aanta caruutiisa. Dialogue: 0,0:03:30.18,0:03:33.31,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan xasuustaa, xilayadii Taalibaaniyiinta Dialogue: 0,0:03:33.31,0:03:38.40,Default,,0000,0000,0000,,in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad-jebi jiray Dialogue: 0,0:03:38.40,0:03:42.36,Default,,0000,0000,0000,,misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin. Dialogue: 0,0:03:42.36,0:03:45.41,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan rabay inaan iska dhaafo, Dialogue: 0,0:03:45.41,0:03:48.54,Default,,0000,0000,0000,,laakin aabahey, Dialogue: 0,0:03:48.54,0:03:51.05,Default,,0000,0000,0000,,wuxuu igu oran jiray, Dialogue: 0,0:03:51.05,0:03:53.16,Default,,0000,0000,0000,,Maqal, gabadheey-diyeey, Dialogue: 0,0:03:53.16,0:03:56.48,Default,,0000,0000,0000,,wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan. Dialogue: 0,0:03:56.48,0:04:00.68,Default,,0000,0000,0000,,Lacagtaada waa lagaa xadi karaa. Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa. Dialogue: 0,0:04:00.68,0:04:03.46,Default,,0000,0000,0000,,Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo Dialogue: 0,0:04:03.46,0:04:06.77,Default,,0000,0000,0000,,waa waxa halkani ku jiro, Dialogue: 0,0:04:06.77,0:04:11.68,Default,,0000,0000,0000,,xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino, Dialogue: 0,0:04:11.68,0:04:14.91,Default,,0000,0000,0000,,waan ku sameen doona. Dialogue: 0,0:04:14.91,0:04:19.99,Default,,0000,0000,0000,,Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha-daada?" Dialogue: 0,0:04:19.99,0:04:23.12,Default,,0000,0000,0000,,Maanta waxaan ahay 22-jir. Dialogue: 0,0:04:23.12,0:04:25.89,Default,,0000,0000,0000,,waxaan kusoo koray wadan aad u bur-buriyay Dialogue: 0,0:04:25.89,0:04:29.06,Default,,0000,0000,0000,,dagaalo socday qarniyo. Dialogue: 0,0:04:29.06,0:04:34.20,Default,,0000,0000,0000,,In kayar 6% dumar da'deyda ah ayaa ilaa dugsi-ga sare dhaafay, Dialogue: 0,0:04:34.20,0:04:36.66,Default,,0000,0000,0000,,hadey familkeeyga dhanka waxbarasha-dayda ay marnaba ku dadaali laheen, Dialogue: 0,0:04:36.66,0:04:39.27,Default,,0000,0000,0000,,Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa. Dialogue: 0,0:04:39.27,0:04:44.58,Default,,0000,0000,0000,,Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury. Dialogue: 0,0:04:44.58,0:04:54.59,Default,,0000,0000,0000,,(Sacbis) Dialogue: 0,0:04:54.59,0:04:57.54,Default,,0000,0000,0000,,Goortii aan ku laabtay Afgaanistan, awoowahey, Dialogue: 0,0:04:57.54,0:05:02.12,Default,,0000,0000,0000,,Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed, Dialogue: 0,0:05:02.12,0:05:05.62,Default,,0000,0000,0000,,ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay. Dialogue: 0,0:05:05.62,0:05:08.24,Default,,0000,0000,0000,,Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda, Dialogue: 0,0:05:08.24,0:05:10.45,Default,,0000,0000,0000,,laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay, Dialogue: 0,0:05:10.45,0:05:12.18,Default,,0000,0000,0000,,misna aan ahay dumar tii ugu horeso Dialogue: 0,0:05:12.18,0:05:15.68,Default,,0000,0000,0000,,ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul. Dialogue: 0,0:05:15.68,0:05:21.04,Default,,0000,0000,0000,,(Sacbis) Dialogue: 0,0:05:21.04,0:05:23.69,Default,,0000,0000,0000,,Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin. Dialogue: 0,0:05:23.69,0:05:28.64,Default,,0000,0000,0000,,Heer sare ayaan ku riyoda, lakin famil-keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan Dialogue: 0,0:05:28.64,0:05:33.11,Default,,0000,0000,0000,,Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10, Dialogue: 0,0:05:33.11,0:05:35.87,Default,,0000,0000,0000,,Olole caalami ah oo dumarka waxbaro. Dialogue: 0,0:05:35.87,0:05:38.45,Default,,0000,0000,0000,,Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA, Dialogue: 0,0:05:38.45,0:05:40.92,Default,,0000,0000,0000,,Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay Dialogue: 0,0:05:40.92,0:05:42.64,Default,,0000,0000,0000,,oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan, Dialogue: 0,0:05:42.64,0:05:48.28,Default,,0000,0000,0000,,wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan. Dialogue: 0,0:05:48.28,0:05:52.05,Default,,0000,0000,0000,,Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga Dialogue: 0,0:05:52.05,0:05:57.68,Default,,0000,0000,0000,,kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis. Dialogue: 0,0:05:57.68,0:06:00.60,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda Dialogue: 0,0:06:00.60,0:06:05.18,Default,,0000,0000,0000,,kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo, Dialogue: 0,0:06:05.18,0:06:14.11,Default,,0000,0000,0000,,inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda. Dialogue: 0,0:06:14.11,0:06:16.82,Default,,0000,0000,0000,,Sida Ahmed. Ma ahin magaciisa rasmiga, Dialogue: 0,0:06:16.82,0:06:19.45,Default,,0000,0000,0000,,mana idin tusi karo wejigiisa, Dialogue: 0,0:06:19.45,0:06:23.09,Default,,0000,0000,0000,,Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga. Dialogue: 0,0:06:23.09,0:06:26.93,Default,,0000,0000,0000,,Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa Dialogue: 0,0:06:26.93,0:06:30.26,Default,,0000,0000,0000,,waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA, Dialogue: 0,0:06:30.26,0:06:36.75,Default,,0000,0000,0000,,waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan Dialogue: 0,0:06:36.75,0:06:41.54,Default,,0000,0000,0000,,bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda. Dialogue: 0,0:06:41.54,0:06:44.94,Default,,0000,0000,0000,,Markuu guriga soo gaaray, ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka, Dialogue: 0,0:06:44.94,0:06:47.63,Default,,0000,0000,0000,,cod u digayo Dialogue: 0,0:06:47.63,0:06:51.03,Default,,0000,0000,0000,,haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka, Dialogue: 0,0:06:51.03,0:06:53.81,Default,,0000,0000,0000,,ineey isku dayayaan qaraxa mar kale Dialogue: 0,0:06:53.81,0:06:57.71,Default,,0000,0000,0000,,"Hada idila hadaad rabtaan," ayuu dhahay, Dialogue: 0,0:06:57.71,0:07:01.60,Default,,0000,0000,0000,,"Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo Dialogue: 0,0:07:01.60,0:07:06.43,Default,,0000,0000,0000,,waayo waxaad wadataan feker qaliban ." Dialogue: 0,0:07:06.43,0:07:08.80,Default,,0000,0000,0000,,Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday, Dialogue: 0,0:07:08.80,0:07:12.32,Default,,0000,0000,0000,,misna ah mid ay wadamada Galbeed-ka ay ka tageen, Dialogue: 0,0:07:12.32,0:07:15.55,Default,,0000,0000,0000,,aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo Dialogue: 0,0:07:15.55,0:07:22.91,Default,,0000,0000,0000,,aabe og qiimaha gabadhiisa Dialogue: 0,0:07:22.91,0:07:27.54,Default,,0000,0000,0000,,misna arka inay guusheeda tahay guushiisa. Dialogue: 0,0:07:27.54,0:07:31.47,Default,,0000,0000,0000,,macnaha mahin inay hooyo-yinkeena aheen furaha guusheena. Dialogue: 0,0:07:31.47,0:07:36.01,Default,,0000,0000,0000,,Xaqiiqdi, waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara Dialogue: 0,0:07:36.01,0:07:39.35,Default,,0000,0000,0000,,mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan, Dialogue: 0,0:07:39.35,0:07:42.76,Default,,0000,0000,0000,,laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan, Dialogue: 0,0:07:42.76,0:07:46.18,Default,,0000,0000,0000,,waxa qasban inaan helno taagerida raga. Dialogue: 0,0:07:46.18,0:07:49.73,Default,,0000,0000,0000,,Sharciga Taliban, gabdhaha aaday Iskuulka Dialogue: 0,0:07:49.73,0:07:51.52,Default,,0000,0000,0000,,kuwaaso gaarayo boqoleeyo-- Dialogue: 0,0:07:51.52,0:07:53.86,Default,,0000,0000,0000,,xasuuso, waxay aheyd sharci la'aan. Dialogue: 0,0:07:53.86,0:07:59.35,Default,,0000,0000,0000,,Laakin maanta, gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan. Dialogue: 0,0:07:59.35,0:08:06.60,Default,,0000,0000,0000,,(Sacbis) Dialogue: 0,0:08:06.60,0:08:12.75,Default,,0000,0000,0000,,Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America. Dialogue: 0,0:08:12.75,0:08:17.72,Default,,0000,0000,0000,,waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal. Dialogue: 0,0:08:17.72,0:08:20.77,Default,,0000,0000,0000,,Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo Dialogue: 0,0:08:20.77,0:08:25.26,Default,,0000,0000,0000,,hore markii ciidamada U.S-ka laga soo bixiyo. Dialogue: 0,0:08:25.26,0:08:28.92,Default,,0000,0000,0000,,Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan, Dialogue: 0,0:08:28.92,0:08:33.70,Default,,0000,0000,0000,,oo aan arday ku arko iskuulkayga Dialogue: 0,0:08:33.70,0:08:36.34,Default,,0000,0000,0000,,iyo waalidiintooda ku taaageerayo, Dialogue: 0,0:08:36.34,0:08:40.81,Default,,0000,0000,0000,,misna ku dhiira gelinayo, waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo Dialogue: 0,0:08:40.81,0:08:44.11,Default,,0000,0000,0000,,iyo isbadal weligiisa socdo. Dialogue: 0,0:08:44.11,0:08:52.58,Default,,0000,0000,0000,,Ani ahaan, Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura-gal badan leh, Dialogue: 0,0:08:52.58,0:08:55.99,Default,,0000,0000,0000,,misna maalin walbo Dialogue: 0,0:08:55.99,0:08:59.40,Default,,0000,0000,0000,,gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo. Dialogue: 0,0:08:59.40,0:09:02.60,Default,,0000,0000,0000,,Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale. Dialogue: 0,0:09:02.60,0:09:04.32,Default,,0000,0000,0000,,Mahadsanidiin. Dialogue: 0,0:09:04.32,0:09:15.19,Default,,0000,0000,0000,,(Sacbis)