WEBVTT 00:00:00.964 --> 00:00:02.404 11-jir markaan ahaay, 00:00:02.404 --> 00:00:06.966 Waxaan xasuustaa inaan subax kusoo kacay dhawaaq farxadeed oo gurigeena ka jiray. 00:00:06.966 --> 00:00:09.437 aabahay waxuu dhagaysanaayay aqbaacta BBC-da 00:00:09.437 --> 00:00:13.611 raadiyihiisa yaraa ee dambasta u ekaay. 00:00:13.611 --> 00:00:16.487 Wejigiisa waxa ka muuqday dhoolacadeen aad u weyn oo aan caadi aheen waqtigaas, 00:00:16.487 --> 00:00:20.458 maxaa yelay aqbaaradka marwalbo wey niyad jebin jireen. NOTE Paragraph 00:00:20.458 --> 00:00:25.343 " Taalibaaniintii weey baxeen!" ayuu aabehey mar qura ku dhawaaqay. NOTE Paragraph 00:00:25.343 --> 00:00:27.931 ma'aanan ogeyn wuxuu ula jeedo, 00:00:27.931 --> 00:00:33.117 laakin waxan arki karay inuu aabahey aad iyo aad u faraxsanaa. NOTE Paragraph 00:00:33.117 --> 00:00:41.628 "Hada waxaad aadi kartaa iskuul dhab ah ", Ayuu yiri. NOTE Paragraph 00:00:41.628 --> 00:00:46.797 Subax aanan weligeey hilmaami doonin. 00:00:46.797 --> 00:00:51.965 Iskuul dhab ah. 00:00:51.965 --> 00:00:55.073 Sida aad u jeedid, waxaan jiray 6 sano markay Taliban qabsadeen Afgaanistan 00:00:55.073 --> 00:00:58.596 misna ay soo rogeen ineey mamnuc tahay gabar ineey iskuul aado. 00:00:58.596 --> 00:01:01.704 Shanti sano ee soo socotay, waxaan ulabisan jiray sida wiil 00:01:01.704 --> 00:01:04.215 si aan u ilaaliyo walaashey, oo markaas loo ogoleen 00:01:04.215 --> 00:01:09.629 ineey banaan si kali ah u aado oo ay si qarsoodi ah u dhigato Iskuul. 00:01:09.629 --> 00:01:14.254 waxay ahayd wadada kaliya aan labadeenaba aqoon yahano ku noqon karno. 00:01:14.254 --> 00:01:17.488 waxaan maalin walbo mari jirnay wada kala duwan 00:01:17.488 --> 00:01:21.511 si ay qofna nooga shakinin meesha aan usocono 00:01:21.511 --> 00:01:23.705 Waxaan buugaagteena ku dabooli jirnay baagaga adeega 00:01:23.705 --> 00:01:29.841 si ay u muuqato inaan soo adeeganeenay. 00:01:29.841 --> 00:01:32.217 Iskuulku wuxuu ku dhexyaalay guri, 00:01:32.217 --> 00:01:37.880 In ka badan 100 anaga ah ayaa waxa nalagu xareen jiray qol jiif oo yar. 00:01:37.880 --> 00:01:43.730 waqtiga jiilalka wuu iska yara roona laakin xagaaga aad buu ukululaay. 00:01:43.730 --> 00:01:46.251 Nolosheena inaan halis galineeno waan ogeen-- 00:01:46.251 --> 00:01:50.605 macalimiinta, ardayda iyo waalidiinteenaba. 00:01:50.605 --> 00:01:52.978 waqti walbo waxaala baajin jiray iskuulka 00:01:52.978 --> 00:01:56.894 ilaa iyo hal isbuuc maxa yelay Taalibaaniinta ayaa naga shakin jiray. 00:01:56.894 --> 00:01:59.674 Mar walbo waxaan la fajacsaneen waxa ee naga ogyihiin. 00:01:59.674 --> 00:02:02.706 Miyaan nala beegsan jiray? 00:02:02.706 --> 00:02:06.238 Miyeey ogyihiin halka aan ku noolnahay? 00:02:06.238 --> 00:02:08.896 Aaad ayaan u baqan jirnay, 00:02:08.896 --> 00:02:15.822 laakin weli, Iskuulka ayuu ahaa meesha kaliya aan rabno. NOTE Paragraph 00:02:15.822 --> 00:02:19.562 aad baan unasiib badanahaya inaan kusoo dhex koro qoys 00:02:19.562 --> 00:02:25.809 halka waxbarasha iyo gabdhahaba aad looga qiimeeyo. 00:02:25.809 --> 00:02:30.960 Awoowgey waqtigisa wuxuu ahaa nin aad u cajiib leh . 00:02:30.960 --> 00:02:34.439 Aqoonyahan sare oo ka imaaday gobol aad u dheer ee ku yaalo Afgaanistan 00:02:34.439 --> 00:02:37.935 wuxuu ku adkeesaday in gabadhiisa, oo ah hooyadey, 00:02:37.935 --> 00:02:44.348 ay aado iskuul, misna ay arintaas darteed aabihiisa ku deeyriyay. 00:02:44.348 --> 00:02:47.858 Laakin hooyadeyda aqoonyahanta aheyd ayaa macalimad noqotay. 00:02:47.858 --> 00:02:50.884 Waa tanaa. 00:02:50.884 --> 00:02:53.551 Laba sano kahor ayeey shaqa gabtay, si ay gurigeena ugu badasho 00:02:53.551 --> 00:02:58.929 Iskuul wax lagu baro gabdhaha iyo dumarka dariskeena ahaay. 00:02:58.929 --> 00:03:03.317 Abaahey --- waa kaa-- 00:03:03.317 --> 00:03:10.218 Wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qoyskiisa oo wax barto. 00:03:10.218 --> 00:03:12.327 Marnaba su'aal kama taagneen in caruurtiisa 00:03:12.327 --> 00:03:17.416 ay wax baran doonaan, taas oo ay kujiraan gabdhiisa, 00:03:17.416 --> 00:03:21.836 Inkastoo Taalibaan iyo halistooda ay jireen. 00:03:21.836 --> 00:03:30.182 Asiga ahaan, majirin halis ka daran aqoon la'aanta caruutiisa. 00:03:30.182 --> 00:03:33.310 Waxaan xasuustaa, xilayadii Taalibaaniyiinta 00:03:33.310 --> 00:03:38.403 in mararka qaar aan aad nolsheena uga niyad-jebi jiray 00:03:38.403 --> 00:03:42.355 misna aan aad u cabsan jiray oo aana mustaqbal ku hamin jirin. 00:03:42.355 --> 00:03:45.409 Waxaan rabay inaan iska dhaafo, 00:03:45.409 --> 00:03:48.545 laakin aabahey, 00:03:48.545 --> 00:03:51.054 wuxuu igu oran jiray, 00:03:51.054 --> 00:03:53.159 Maqal, gabadheey-diyeey, 00:03:53.159 --> 00:03:56.475 wax walbo oo aad noloshaada leedahay weey kaa dhumi karaan. 00:03:56.475 --> 00:04:00.680 Lacagtaada waa lagaa xadi karaa. Waqtiyada dagaalka gurigaaga xoog waalagaga baxsan karaa. 00:04:00.680 --> 00:04:03.461 Laakin sheyga kaliya mar walbo kuu harayo 00:04:03.461 --> 00:04:06.769 waa waxa halkani ku jiro, 00:04:06.769 --> 00:04:11.685 xitaa hadaan dhiigeena kuu iibino si aan qarashka wax barashadada kaaga bixino, 00:04:11.685 --> 00:04:14.906 waan ku sameen doona. 00:04:14.906 --> 00:04:19.988 Marka miyaadan rabin inaad wadato waxbarasha-daada?" NOTE Paragraph 00:04:19.988 --> 00:04:23.116 Maanta waxaan ahay 22-jir. 00:04:23.116 --> 00:04:25.886 waxaan kusoo koray wadan aad u bur-buriyay 00:04:25.886 --> 00:04:29.056 dagaalo socday qarniyo. 00:04:29.056 --> 00:04:34.197 In kayar 6% dumar da'deyda ah ayaa ilaa dugsi-ga sare dhaafay, 00:04:34.197 --> 00:04:36.662 hadey familkeeyga dhanka waxbarasha-dayda ay marnaba ku dadaali laheen, 00:04:36.662 --> 00:04:39.266 Mid kamid ah ayaan maanta ahaan lahaa. 00:04:39.266 --> 00:04:44.581 Halkan ayan badalkii istagsanahay anoo kasoo qalin jibiyay Jaamacada Middlebury. NOTE Paragraph 00:04:44.581 --> 00:04:54.594 (Sacbis) NOTE Paragraph 00:04:54.594 --> 00:04:57.542 Goortii aan ku laabtay Afgaanistan, awoowahey, 00:04:57.542 --> 00:05:02.121 Midkii gurigiisa looga soo eryay geesinimo uu gabdhihiisa aqoonyahaniin ugu dhigo darteed, 00:05:02.121 --> 00:05:05.615 ayaa wuxu ka mid ahaa dadki ugu horeen ii hambalyeeyay. 00:05:05.615 --> 00:05:08.245 Kuma faano kaliyo heerka jaamacadayda, 00:05:08.245 --> 00:05:10.454 laakin inaan ahaay dumar tii ugu horeysay, 00:05:10.454 --> 00:05:12.176 misna aan ahay dumar tii ugu horeso 00:05:12.176 --> 00:05:15.678 ee gaari ku dhex wado wadooyinka Kabul. NOTE Paragraph 00:05:15.678 --> 00:05:21.040 (Sacbis) NOTE Paragraph 00:05:21.040 --> 00:05:23.689 Qoyskeeyga weey i aaminsan yihiin. 00:05:23.689 --> 00:05:28.639 Heer sare ayaan ku riyoda, lakin famil-keyga heer ka sii sareeyo ayeey iigu sii riyodan 00:05:28.639 --> 00:05:33.106 Saas darteed ayaan waxan u ahay Safiir caalamiyeed ee 10x10, 00:05:33.106 --> 00:05:35.870 Olole caalami ah oo dumarka waxbaro. 00:05:35.870 --> 00:05:38.449 Saas darteed ayaa waxaan u sameenay SOLA, 00:05:38.449 --> 00:05:40.916 Iskuul xanaaneed kii ugu horeeyay 00:05:40.916 --> 00:05:42.645 oo gabdhaha ah ee ku yaalo Afgaanistan, 00:05:42.645 --> 00:05:48.282 wadan ay weli tahay in gabdhaha ay iskuul aadaan. 00:05:48.282 --> 00:05:52.047 Sheeyga farxada leh ayaa waxay tahay inaan arko arday dhigto iskuulkeyga 00:05:52.047 --> 00:05:57.675 kuwaaso leh hami ay ku qabsadaan Jaanis. 00:05:57.675 --> 00:06:00.602 Waxaan kaloo arkaa waalidiintooda 00:06:00.602 --> 00:06:05.180 kuwaaso ah kuwa sida waalidiinteyda u taageerayo, 00:06:05.180 --> 00:06:14.112 inkastoo ay jirto wejiyada cabsida badan ee kuwa kasoo horjeeda. NOTE Paragraph 00:06:14.112 --> 00:06:16.818 Sida Ahmed. Ma ahin magaciisa rasmiga, 00:06:16.818 --> 00:06:19.446 mana idin tusi karo wejigiisa, 00:06:19.446 --> 00:06:23.091 Laakin Ahmed waa aabaha ardayad dhigata iskul kayga. 00:06:23.091 --> 00:06:26.927 Bil wax ka yar kahor ayaa asiga iyo gabadhiisa 00:06:26.927 --> 00:06:30.261 waxay u jeedeen xaafadooda ayagoo ka imaaday SOLA, 00:06:30.261 --> 00:06:36.754 waxayna ku sigteen ineey ku dhintaan 00:06:36.754 --> 00:06:41.536 bam loo dhigay geeska wadada daqiiqada gudahooda. 00:06:41.536 --> 00:06:44.939 Markuu guriga soo gaaray, ayaa waxaa usoo dhacay taleefanka, 00:06:44.939 --> 00:06:47.634 cod u digayo 00:06:47.634 --> 00:06:51.029 haduu dib gabadhiisa ugu diro iskuulka, 00:06:51.029 --> 00:06:53.806 ineey isku dayayaan qaraxa mar kale NOTE Paragraph 00:06:53.806 --> 00:06:57.708 "Hada idila hadaad rabtaan," ayuu dhahay, 00:06:57.708 --> 00:07:01.602 "Laakin marnaba mustaqbalka gabadheyda kuma dheelayo 00:07:01.602 --> 00:07:06.434 waayo waxaad wadataan feker qaliban ." NOTE Paragraph 00:07:06.434 --> 00:07:08.803 Arinta aan Afgaanistan ka ogaaday, 00:07:08.803 --> 00:07:12.323 misna ah mid ay wadamada Galbeed-ka ay ka tageen, 00:07:12.323 --> 00:07:15.546 aya waxay tahay mid walbo anaga naga mid oo gulesytay inuu ka dambeyo 00:07:15.546 --> 00:07:22.909 aabe og qiimaha gabadhiisa 00:07:22.909 --> 00:07:27.536 misna arka inay guusheeda tahay guushiisa. 00:07:27.536 --> 00:07:31.474 macnaha mahin inay hooyo-yinkeena aheen furaha guusheena. 00:07:31.474 --> 00:07:36.010 Xaqiiqdi, waxay yihiin bilawga wada xaajood qancin kara 00:07:36.010 --> 00:07:39.350 mustaqbal ifo oo ay gabdhahooda helaan, 00:07:39.350 --> 00:07:42.761 laakin xaalada shacab sida kuwa Afgaanistan, 00:07:42.761 --> 00:07:46.181 waxa qasban inaan helno taagerida raga. 00:07:46.181 --> 00:07:49.731 Sharciga Taliban, gabdhaha aaday Iskuulka 00:07:49.731 --> 00:07:51.523 kuwaaso gaarayo boqoleeyo-- 00:07:51.523 --> 00:07:53.861 xasuuso, waxay aheyd sharci la'aan. 00:07:53.861 --> 00:07:59.353 Laakin maanta, gabdho ka badan 3 million ayaa dhigta iskuulada Afgaanistan. NOTE Paragraph 00:07:59.353 --> 00:08:06.600 (Sacbis) NOTE Paragraph 00:08:06.600 --> 00:08:12.751 Afghanistan waxay umuuqata mid ka duwan halkaan America. 00:08:12.751 --> 00:08:17.723 waxaan u arkaa in Amerikaanku arko burburka is badal. 00:08:17.723 --> 00:08:20.773 Waxaan ka baqanaayo in is badalkani usii socon waayo 00:08:20.773 --> 00:08:25.265 hore markii ciidamada U.S-ka laga soo bixiyo. 00:08:25.265 --> 00:08:28.918 Laakin markii aan kusoo laabto Afgaanistan, 00:08:28.918 --> 00:08:33.703 oo aan arday ku arko iskuulkayga 00:08:33.703 --> 00:08:36.343 iyo waalidiintooda ku taaageerayo, 00:08:36.343 --> 00:08:40.810 misna ku dhiira gelinayo, waxaan arkaa mustaqbal aad u ifo 00:08:40.810 --> 00:08:44.110 iyo isbadal weligiisa socdo. 00:08:44.110 --> 00:08:52.577 Ani ahaan, Afgaanistaan waa wadan rajo iyo suura-gal badan leh, 00:08:52.577 --> 00:08:55.989 misna maalin walbo 00:08:55.989 --> 00:08:59.397 gabdhaha SOLA ayaa midaas isoo xasuusiyo. 00:08:59.397 --> 00:09:02.604 Heer sare ayee ku riyoodaan sidayda oo kale. NOTE Paragraph 00:09:02.604 --> 00:09:04.315 Mahadsanidiin. NOTE Paragraph 00:09:04.315 --> 00:09:15.192 (Sacbis)