Halkan ayay doorteen inay Audition been ah ku qabtaan
Waxaan rajaynaynaa inaan qayb kamid ah xayaysiin u isticmaalno
Kuwani waa Lipboms oo aan wax ku tijaabinayno
Kuwani waa wiilal naga caawinaya inaan tijaabino
Waxaan haynaa Lipbomskayaga - A leading brand
Wax dhib ah ma kugu tahay inaad shumiso wiilashan
No! hahah hha ha hhhha aha
Soo Caadi ma ahan?
waa caadi
Kani waa tijaabo indho xirnaan lagu samaynayo
waxaan kaa rabaa inaad indho duubato
wax ma arki kartaa?
Maya!
Daan xataa ma arki kartid?
Waxba ma aragtid soo ma ahan?