0:00:00.000,0:00:05.836 Halkan ayay doorteen inay Audition been ah ku qabtaan 0:00:05.836,0:00:09.831 Waxaan rajaynaynaa inaan qayb kamid ah xayaysiin u isticmaalno 0:00:10.185,0:00:14.669 Kuwani waa Lipboms oo aan wax ku tijaabinayno 0:00:14.669,0:00:17.241 Kuwani waa wiilal naga caawinaya inaan tijaabino 0:00:17.579,0:00:22.110 Waxaan haynaa Lipbomskayaga - A leading brand 0:00:22.110,0:00:25.783 Wax dhib ah ma kugu tahay inaad shumiso wiilashan 0:00:25.783,0:00:28.395 No! hahah hha ha hhhha aha 0:00:28.395,0:00:30.772 Soo Caadi ma ahan? 0:00:30.772,0:00:32.179 waa caadi 0:00:32.179,0:00:35.581 Kani waa tijaabo indho xirnaan lagu samaynayo 0:00:35.581,0:00:40.402 waxaan kaa rabaa inaad indho duubato 0:00:40.402,0:00:41.995 wax ma arki kartaa? 0:00:41.995,0:00:43.741 Maya! 0:00:43.741,0:00:45.333 Daan xataa ma arki kartid? 0:00:45.333,9:59:59.000 Waxba ma aragtid soo ma ahan?