1 00:00:00,000 --> 00:00:05,836 Halkan ayay doorteen inay Audition been ah ku qabtaan 2 00:00:05,836 --> 00:00:09,831 Waxaan rajaynaynaa inaan qayb kamid ah xayaysiin u isticmaalno 3 00:00:10,185 --> 00:00:14,669 Kuwani waa Lipboms oo aan wax ku tijaabinayno 4 00:00:14,669 --> 00:00:17,241 Kuwani waa wiilal naga caawinaya inaan tijaabino 5 00:00:17,579 --> 00:00:22,110 Waxaan haynaa Lipbomskayaga - A leading brand 6 00:00:22,110 --> 00:00:25,783 Wax dhib ah ma kugu tahay inaad shumiso wiilashan 7 00:00:25,783 --> 00:00:28,395 No! hahah hha ha hhhha aha 8 00:00:28,395 --> 00:00:30,772 Soo Caadi ma ahan? 9 00:00:30,772 --> 00:00:32,179 waa caadi 10 00:00:32,179 --> 00:00:35,581 Kani waa tijaabo indho xirnaan lagu samaynayo 11 00:00:35,581 --> 00:00:40,402 waxaan kaa rabaa inaad indho duubato 12 00:00:40,402 --> 00:00:41,995 wax ma arki kartaa? 13 00:00:41,995 --> 00:00:43,741 Maya! 14 00:00:43,741 --> 00:00:45,333 Daan xataa ma arki kartid? 15 00:00:45,333 --> 99:59:59,999 Waxba ma aragtid soo ma ahan?