Halkan ayay doorteen inay Audition been ah ku qabtaan Waxaan rajaynaynaa inaan qayb kamid ah xayaysiin u isticmaalno Kuwani waa Lipboms oo aan wax ku tijaabinayno Kuwani waa wiilal naga caawinaya inaan tijaabino Waxaan haynaa Lipbomskayaga - A leading brand Wax dhib ah ma kugu tahay inaad shumiso wiilashan No! hahah hha ha hhhha aha Soo Caadi ma ahan? waa caadi Kani waa tijaabo indho xirnaan lagu samaynayo waxaan kaa rabaa inaad indho duubato wax ma arki kartaa? Maya! Daan xataa ma arki kartid? Waxba ma aragtid soo ma ahan?